HomeWararAkhriso:-Wararkii ugu dambeeyey ee Weerar Caawa lagu qaaday Magalada Marka

Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyey ee Weerar Caawa lagu qaaday Magalada Marka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa Caawa fiidkii waxa ay weerar xooggan ku qaadeen degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose oo ay dhawaan la wareegeen Ciidamada Dowaldda Soomaaliya. Dad ku sugan Marka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in halmar ay ka warheleen dhawaqa rasaas culus oo ka dhaceysa Gudaha degmada iyo daafaheeda,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa Caawa fiidkii waxa ay weerar xooggan ku qaadeen degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose oo ay dhawaan la wareegeen Ciidamada Dowaldda Soomaaliya.

Dad ku sugan Marka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in halmar ay ka warheleen dhawaqa rasaas culus oo ka dhaceysa Gudaha degmada iyo daafaheeda,isla markaana uu halkaasi ka dhacay daagal xooggan oo socday mudo ku dhow hal saac.

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkaas,waxana la soo sheegaa in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay dagaalkaas balse aan weli la cadeyn Karin maadaama ay tahay xilli habeen ah.

Dadka ku sugan Marko ayaa waxa ay sheegayaan in todobaadyo kadib ay dareemayaan cabsi maadaama maalmahaan xaalada Magalada ay aheyd mid degan.

Wararkii u dambeeyey ee haatan nasoo gaaraya ayaa waxa ay ku waramayaan in xaalada Magaalda ay tahay mid degan ayna ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts