HomeWararXildhibaan Prof Gaandi”Dowladda Waxay Bur-Burineysaa Federaalka

Xildhibaan Prof Gaandi”Dowladda Waxay Bur-Burineysaa Federaalka

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Kadib Warmurtyeedkii ka soo bqxay shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa soo baxaya kala ragti duwanaansho ka dhalatay qodobadaa ka soo baxay shirkaas ,kaas oo u dhaxeeya Xildhibaanada Federaalka iyo Siyaasiyiinta qaarkood. XIldhibaan Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa waxa uu dowladda Soomaaliya ku eedeeyey inay ku howlan tahay […]

- Advertisement -

Kadib Warmurtyeedkii ka soo bqxay shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa soo baxaya kala ragti duwanaansho ka dhalatay qodobadaa ka soo baxay shirkaas ,kaas oo u dhaxeeya Xildhibaanada Federaalka iyo Siyaasiyiinta qaarkood.

XIldhibaan Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa waxa uu dowladda Soomaaliya ku eedeeyey inay ku howlan tahay duminta Dowlad Goboleedyada dalka ka jira,isla markaana ay jeceshaya in dowladdu inay Madaxda Maamul goboleedyada ula dhaqanto sidii inay yihiin guddoomiyeyaal degmo.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay inay meesha ka baxday inay  wadatashi kala sameyso Go’aano kasta oo ay gaareyso Madaxda Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada,waxana uu shaaciyey in wax walba oo ka dhasha Go’aankii shirka Kismaayo ay eedeeda qaadaneyso dowladda Federaalka Soomaaliya.

Geba gabadii XIldhibaan Prof Maxamed Cabdi Gaandi waxa uu sheegay in warkii maalmo kahor Kismaayo ka sheegay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(madoobe) ee ahaa in dowladda qalqal gelin amni ka wado deegaanada Jubbaland uu yahay mid dhab ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories