HomeCaalamkaMaxaa ka jira in Cabdi Kariin Qalbi-Dhagax xil loo Magacaabey?

Maxaa ka jira in Cabdi Kariin Qalbi-Dhagax xil loo Magacaabey?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saacadihii la soo dhaafay waxaa Baraha Bulshada ay isticmaasho lagu hadal haayey Warar sheegaya in Col, Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax loo Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Hayeeshee Cabdi Qalbi-Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Jabhada ONLF oo Sanad ka hor dowladda Soomaaliya ku wareejisay dowladda Itoobiya balse lasiidaayey mudo uu xabsi ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay waxaa Baraha Bulshada ay isticmaasho lagu hadal haayey Warar sheegaya in Col, Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax loo Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Hayeeshee Cabdi Qalbi-Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Jabhada ONLF oo Sanad ka hor dowladda Soomaaliya ku wareejisay dowladda Itoobiya balse lasiidaayey mudo uu xabsi ku jiray ayaa sheegay in aan waxba ka jirin,isla markaana shaqsiga la Magacaabey ay Magaca kaliya Wadaagaan.

- Advertisement -

Si kastaba Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa Magacaabey taliyeyaasha Ciidamada Boooliska,Asluubta iyo Mas’uuliyiin kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts