HomeCaalamkaRabshado habeenkii labaad ka dhacay Bariga jarmalka

Rabshado habeenkii labaad ka dhacay Bariga jarmalka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Magalaada Chemnitz ee dalka Jarmalka waxaa habeenkii labaad xalay ka dhacay isku dhacyo u dhaxeeyay kumanmnaan qof oo ah kuwa u janjeera midigta fog ee caddaannimadu ku weyn tahay iyo dibadbaxayaal ka soo horjeeda kooxaha Faashiistaha ahi. Dhawr qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen rabshadahaasi. Dhibaatada ayaa billaabatay Axaddii dhawayd kaddib markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalaada Chemnitz ee dalka Jarmalka waxaa habeenkii labaad xalay ka dhacay isku dhacyo u dhaxeeyay kumanmnaan qof oo ah kuwa u janjeera midigta fog ee caddaannimadu ku weyn tahay iyo dibadbaxayaal ka soo horjeeda kooxaha Faashiistaha ahi.

Dhawr qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen rabshadahaasi.

- Advertisement -

Dhibaatada ayaa billaabatay Axaddii dhawayd kaddib markii nin u dhashay dalkaasi Jarmalka toorey lagu dilay.

Dilkaasi ayaa loo soo qabtay laba nin oo u kala dhashay waddamada Suuriya iyo Ciraaq.

Boqolaal qof oo u ololeeya arrimaha dadka caddaanka ahi ee midigta fog u janjeera ayaa dilkaasi kagdib waxa ay billaabeen in ay weeraraan dadka ay u arkaan in ay yihiin ajaanib.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha gudaha ee gobolka Saxony ee dalkaasi Jarmalka, Roland Woeller, ayaa cambaareeyay rabshadahaasi.

Hoggaamiyaha Jarmalkak, Angela Merkel, ayaa dhankeeda cambaareysay weerarrada ay geysanayaan dibadbaxayaasha midigta fog ee bartilmaameedsanaya dadka ay ajaaniibta u maleeyaan ee magaalada Chemnitz.

Waxa ay sheegtay in melena aysan uga bannaanayn gudaha Jarmalka dadka faafinaya naceybka iyo cunsuriyadda.

Kooxda Pegida ee neceb Islaamka iyo muhaajiriinta ayaa ku baaqday dibadbaxani kaddib dil loo geystay nin 36 jir ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts