HomeCaalamkaBurcad Gawaarida xada oo Gacanta lagu dhigay

Burcad Gawaarida xada oo Gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidanka booliiska  Somaliland ayaa ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan shebekad baabuurta dadka kaga xadayay magaalada Hargeysa iyo magaalooyin kaleba. Baabuurta la xado ayaa intooda badan boliisku soo helayey iyagoo qalfoof ah oo wax walba laga furtay. Taliyaha guud ee Ciidanka boliiska Soomaaliland general Cabdillaahi Fadal Iimaan iyo dad laga xaday baabuurtoodii oo boliisku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka booliiska  Somaliland ayaa ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan shebekad baabuurta dadka kaga xadayay magaalada Hargeysa iyo magaalooyin kaleba.

Baabuurta la xado ayaa intooda badan boliisku soo helayey iyagoo qalfoof ah oo wax walba laga furtay.

- Advertisement -

Taliyaha guud ee Ciidanka boliiska Soomaaliland general Cabdillaahi Fadal Iimaan iyo dad laga xaday baabuurtoodii oo boliisku u soo heleen raqdii gaadiidkooda.

Waxa uu sheegay taliyaha in howlgal Ciidamada ay sameeyeen suurtagashay inay Gacanta ku soo dhigeen in ka badan 20 ka mid ah kooxaha Burcada ah,isla markaana dhawaan Maxkamad la soo taagi doono.

Waxa uu hadalkiisa intaasi raaciyey in labadii bilood ee la soo dhaafay kooxaha burcad ah ay xadeen in ka badan 40 ka mid ah Gaadiid ay lahaayeen Shacabka Hargeysa.

- Advertisement -

Dhinaca kale Mustafe Kheyre oo ka mid ah dadkii Baaburta laga xaday ayaa sheegay in Gaarigiisa uu uga tegay banaanka gurigiisa balse daqiiqado kadib laga kaxeestay,maalmo kadibna,isaga oo la furfurtay laga soo helay dooxada Hargeysa.

Shacabka Magalada Hargeysa ayaa soo dhaweeyay tallaabada Ciidamada soomaaliland ay ku soo qabteen Kooxaha Burcada ah ee Gawaarida xada,iyaga oo sheegay inay aheyd dhibaato heysata Shacabka Xaafadaha kala duwan ee Magalada Hargeysa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts