HomeCaalamkaMid ka mid ah Ilaaladii Khaaska ee Usaama Bin Laadin oo la...

Mid ka mid ah Ilaaladii Khaaska ee Usaama Bin Laadin oo la xiray

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Boliska dalka Jarmalka ayaa sheegay inay shalay gacanta ku dhigeen Eedeysane la soo shaqeeyey Hoggaamiyihii geeriyooday ee Ururka Alqaacida, Usaama Bin Laadin. Eedeysanaha oo u dhashay dalka Tunisia, laguna magacaabo Saami A. ayaa sheegay in lagu qabtay magaalladda BOJUM ee W/Galbeed ee Jarmalka, mana jirin wax iska caabin ah oo muujiyey markii la qabanayey. Wasiirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska dalka Jarmalka ayaa sheegay inay shalay gacanta ku dhigeen Eedeysane la soo shaqeeyey Hoggaamiyihii geeriyooday ee Ururka Alqaacida, Usaama Bin Laadin.

Eedeysanaha oo u dhashay dalka Tunisia, laguna magacaabo Saami A. ayaa sheegay in lagu qabtay magaalladda BOJUM ee W/Galbeed ee Jarmalka, mana jirin wax iska caabin ah oo muujiyey markii la qabanayey.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Jarmalka.Horst Seehofer waxa uu ku amray Madaxda Socdaalka inay dedejiyaan sidii Eedeysanahaasi loo masaafurin lahaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts