HomeWararWakiilo ka socda Dowladda Somalia oo ku sugan Maxkamada ICJ iyo jawaab...

Wakiilo ka socda Dowladda Somalia oo ku sugan Maxkamada ICJ iyo jawaab ay gudbinayaan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa haatan ku sugan gudaha Maxkamadda Calaamiga ee Garsoorka (ICJ) ee magaalada Hague ergada mataleysa Soomaaliya si ay u gudbiyaan jawaabta gal dacwadeedka muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Galkan waxaa Maxkamadda lagu wareejinayaa maanta saacadda Bariga Afrika marka ay ku beegantahay 4:30PM ama 3:30PM xilliga Netherlands. Ergadan waxaa hoggaaminaya Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa haatan ku sugan gudaha Maxkamadda Calaamiga ee Garsoorka (ICJ) ee magaalada Hague ergada mataleysa Soomaaliya si ay u gudbiyaan jawaabta gal dacwadeedka muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Galkan waxaa Maxkamadda lagu wareejinayaa maanta saacadda Bariga Afrika marka ay ku beegantahay 4:30PM ama 3:30PM xilliga Netherlands.

- Advertisement -

Ergadan waxaa hoggaaminaya Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, waxaana qeyb ka ah qareenno ay garwadeen ka tahay Dr. Muna Al Sharman iyo Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Dr. Cali Said Faqi.

Muranka dhinaca Badda ah ee u dhaxeeya Somaliya iyo Kenya ayaa mudo soo jiray,waxana horay la iskula tegay Maxkamada Calaamiga ee (ACI)waxaana balanta ay ku ekeyd manta oo isniin ah.

Wararka aan helnay ay sheegayaa in ay bilaabatay gudbinta Wakiilada ka socday Soomaaliya jawaabta dacwada la xiriirta muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

- Advertisement -

Goordhow la socda Warbixino iyo sawiro la xiriira Warkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts