HomeWararSawirro:-Banaanbax ka dhan ah Soomaaliland oo Maalintii labaad ka dhacay deegaanada Puntland

Sawirro:-Banaanbax ka dhan ah Soomaaliland oo Maalintii labaad ka dhacay deegaanada Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Boqolaal ka mid ah Shacabka ku nool deegaanka Dangoronyo ee Gobolka Nugaal ayaa waxa ay Maanta dhigeyn banaanbax looga soo horjeedo Maamulka Soomaaliland. Shacabka banaanbaxa dhigayey ayaa waxa ay sheegeen in ay difacayaan Shacabka ku nool Magalada laas-Caanood oo ay sheegeen in uu dhibaato ku hayo Maamulka Soomaaliland,iyaga oo ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqolaal ka mid ah Shacabka ku nool deegaanka Dangoronyo ee Gobolka Nugaal ayaa waxa ay Maanta dhigeyn banaanbax looga soo horjeedo Maamulka Soomaaliland.

Shacabka banaanbaxa dhigayey ayaa waxa ay sheegeen in ay difacayaan Shacabka ku nool Magalada laas-Caanood oo ay sheegeen in uu dhibaato ku hayo Maamulka Soomaaliland,iyaga oo ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah Maamulkaas.

- Advertisement -

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Dangorayo Maxamed Cismaan Kawte oo ka mid ahaa dadkii ka qeyb galay dibadbaxa ayaa sheegay in mar walba ay garab taagan yihiin Shacabka laas-canood,isla markaana ay ka difaacayaan cadawga Soomaaliland sida uu hadalka u dhigay.

Dibad baxaan ayaa ku soo aadaya xilli shalay mid la mid ah uu ka dhacay Waqooyiga Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,isla markaana ay taagan tahay xiisada u dhaxeysa labada maamul.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts