HomeWararSawirro:-Saddexdii Wiil ee Muqdisho lagu dilay oo la’aasay

Sawirro:-Saddexdii Wiil ee Muqdisho lagu dilay oo la’aasay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shalay gelinkii dambe ayaa nin hubeysan oo la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada dowladda waxa uu Saddex Wiil oo walaalo ahaa ku dilay xaafada Gumareey ee waaxda Jamhuuriya degmada Kaaraan. Ninkaas ayaa saddexda Wiil oo wada dhashay waxa ay la ahaayeen ilmo adeer,waxaana ehelada qaarkood inoo sheegeen in ay ku murmeen isqab qabsi dhinaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay gelinkii dambe ayaa nin hubeysan oo la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada dowladda waxa uu Saddex Wiil oo walaalo ahaa ku dilay xaafada Gumareey ee waaxda Jamhuuriya degmada Kaaraan.

Ninkaas ayaa saddexda Wiil oo wada dhashay waxa ay la ahaayeen ilmo adeer,waxaana ehelada qaarkood inoo sheegeen in ay ku murmeen isqab qabsi dhinaca dhulka ah.

- Advertisement -

Maanta ayaa waxaa lagu aasay Qabuuro ku yaalla deegaanka Jaziira,iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen Ehelada Marxuumiinta la dilay.

Ninkii ka dambeeyey dilka Saddexdaasi Wiil oo lagu Magacaabo Xaashi Cali Cade ayaa goobta ka baxsaday,iyada oo laamaha amniga Soomaaliya ay sheegeen in baadi goob ay ku hayaan.

Dilalka noocan oo kale ah ayaa ku soo batay Muqdisho,waxana 5-tii bishii May ee Sanadkaan Nin hubeysan uu ku dilay degmada Wadajir Xaaskiisa iyo 3 Qof oo kale.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts