HomeWararDEG DEG:-Kulan deg deg ah oo ka socda Madaxtooyada Jubbaland ee Kismaayo+Sawirro

DEG DEG:-Kulan deg deg ah oo ka socda Madaxtooyada Jubbaland ee Kismaayo+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in haatan halkaasi uu ka socdo kulan deg deg ah oo looga hadlayo amniga deegaanada Maamulkaaas. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe),waxana ka qeyb galaya Saraakiil ka socota AMISOM kuwa xoogga dalka iyo Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in haatan halkaasi uu ka socdo kulan deg deg ah oo looga hadlayo amniga deegaanada Maamulkaaas.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe),waxana ka qeyb galaya Saraakiil ka socota AMISOM kuwa xoogga dalka iyo Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa lagu lafa gurayaa arrimaha amniga deegaanada Jubbaland oo maalmihii la soo dhaafay ay howlgallo ka socdeen,iyada oo dhowr mar xarumaha ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ay Al-Shabaab weerareen.

Kulankaas qodobabadii ka soo baxa kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts