HomeWararSawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre & Xubno la socda oo ka dhoofay M/Muqdisho

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre & Xubno la socda oo ka dhoofay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa ka dhoofay Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo ay ku jiraan xubno uu ka mid yahay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle,ayaa waxa ay dalka Norwey uga qeybgeli doonaan shirka Sanadlaha ee Oslo Forum kaas oo sanadkiiba mar la qabto. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa ka dhoofay Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo ay ku jiraan xubno uu ka mid yahay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle,ayaa waxa ay dalka Norwey uga qeybgeli doonaan shirka Sanadlaha ee Oslo Forum kaas oo sanadkiiba mar la qabto.

- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda oo ka mid ah Xubnaha la socda Ra’iisul Wasaaraha ayaa faah faahiyey qorshaha safarkooda ee dalka Norwey.

“Maanta waxaan safar shaqo ah u raacay Reysul wasaare Hassan Ali Khaire waxaan u soconaa sidii aan aduunka ugu qancin laheyn isbedelka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha wadanka mudada ay jirtay xukumadda Soomaaliya ayuu yiri Wasiir Beyle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts