HomeWararWadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho oo Maanta xiran

Wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho oo Maanta xiran

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Magalada Muqdisho waxaa Maanta xiran Wadooyinka Muhiimka ah ee ku yaalla,waxana loo diidayaa qaarkood in ay Gaadiidka isticmaalaan. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya aya taagan Isgoysyada qaar ee Muqdisho,iyaga oo u diidaya in Gaadiidka isticmaalaan marka laga reebo Gawaarida ay wataan madaxda Dowladda. Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Wadada Maka Almukarama,waxana lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Muqdisho waxaa Maanta xiran Wadooyinka Muhiimka ah ee ku yaalla,waxana loo diidayaa qaarkood in ay Gaadiidka isticmaalaan.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya aya taagan Isgoysyada qaar ee Muqdisho,iyaga oo u diidaya in Gaadiidka isticmaalaan marka laga reebo Gawaarida ay wataan madaxda Dowladda.

- Advertisement -

Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Wadada Maka Almukarama,waxana lagu arkayaa dadka oo cagtooda maalaya,iyada oo ay u sii dheer tahay in Maanta Muqdisho uu roob ka da’ayo.

Isgoysyada Tarabuunka,Afarta Darjiino,Ceel Qalaw iyo Isgoysyo kale ayaa loo diidayaa in ay Gawaarida u kala gudbaan,waxana qaar ka mid ah Bulshada ku nool Muqdisho ay cabasho ka muujiyeen maadaama ay u diyaar garoobayaan Maalinta ciidul Fidriga.

Laamaha amniga Soomaaliya weli kama hadlin xernaanshaha Wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho,waxana weli socda dilalka qorsheysan ee ka dhacaya Magaalada Muqdisho

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts