HomeWararOday Da’ ah oo isku daldalay Xaafad ka mid ah Muqdisho

Oday Da’ ah oo isku daldalay Xaafad ka mid ah Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ninkaan Odayga ah ee is-daldalay ayaa waxa uu deganaa Xaafada lagu Magacaabo Maxfalka oo ka tirsan degmada Shibis ee gobolka Banaadir,waxana la sheegay in xalay uu isku-daldalay hoygiisa dhexdiisa. Dad deris la ah Odaygaas ayaa waxa ay sheegeen in saakay Waaberigii Odaygaas lagu dhex arkay gurigiisa isaga oo qoorta ugu jiro Xarig uu isku-daldalay,iyaga oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ninkaan Odayga ah ee is-daldalay ayaa waxa uu deganaa Xaafada lagu Magacaabo Maxfalka oo ka tirsan degmada Shibis ee gobolka Banaadir,waxana la sheegay in xalay uu isku-daldalay hoygiisa dhexdiisa.

Dad deris la ah Odaygaas ayaa waxa ay sheegeen in saakay Waaberigii Odaygaas lagu dhex arkay gurigiisa isaga oo qoorta ugu jiro Xarig uu isku-daldalay,iyaga oo Magaciisa ku soo koobay Showki,kaas oo da’diisa lagu qiyaasay 50 jir

- Advertisement -

Masuuliyiin ka tirisan Maamulka degmada Shibis ayaa waxa ay sheegeen in Ninkaas uu dhawaan ka yimid dalka Sweden, isla markaana sababta ugu weyn uu isku-daldalay ay  tahay arrimo Qoys oo heystay.

Dhacdooyinka noocan oo kale ah ayaa ah kuwo naadir ku ah dalka balse sanadihii u dambeeyey lagu arkay qeybo badan oo ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts