HomeWararDEG DEG:-Darawal Mooto Bajaaj oo goordhow lagu dilay Muqdisho

DEG DEG:-Darawal Mooto Bajaaj oo goordhow lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Darawalka Mooto Bajaajka ayaa waxaa goordhow lagu dilay Agagaarka Xarunta  degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir,waxana la sheegay in uu dilka ka dambeeyey Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in dilka ka hor Askariga oo ka tirsan ciidamada Minaashiibiyada iyo Darawalka mooto Bajaajta ay wada murmeen taas oo keentay in askarigii uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Darawalka Mooto Bajaajka ayaa waxaa goordhow lagu dilay Agagaarka Xarunta  degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir,waxana la sheegay in uu dilka ka dambeeyey Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in dilka ka hor Askariga oo ka tirsan ciidamada Minaashiibiyada iyo Darawalka mooto Bajaajta ay wada murmeen taas oo keentay in askarigii uu rasaas ku furo Darawalka,waxana dhaawac soo gaaray uu ugu geeriyooday mid ka mid ah isbitaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa goobta soo gaarey,kuwaas oo baadi goob u galay askarigii falkaasi ka dambeeyey walow uu durba goobta ka baxsaday.

Maamulka degmada Waaberi weli kama hadlin dhacdadaas Askari ka tirsan Ciidamada Minashiibiyada ah uu ku dilay darawalka mooto Bajaajta.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts