HomeWararXildhibaano Socdaal Amni ku maray Wadada xiriirisa Balcad iyo jowhar

Xildhibaano Socdaal Amni ku maray Wadada xiriirisa Balcad iyo jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Tiro xildhibaano ah oo ka tirsan Baarlamaanka hir-Shabeelle oo ay wehlinayaan Maamulka degmada Balcad ayaa Maanta waxa ay booqdeen deegaanka Nasheekh e duleedka degmada Balcad. Goobta ayaa waxaa fariisin u ah Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM,kadib weeraro joogto ah oo halkaasi ay Al-Shabaab ka geysan jireen. Xildhibaanada ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tiro xildhibaano ah oo ka tirsan Baarlamaanka hir-Shabeelle oo ay wehlinayaan Maamulka degmada Balcad ayaa Maanta waxa ay booqdeen deegaanka Nasheekh e duleedka degmada Balcad.

Goobta ayaa waxaa fariisin u ah Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM,kadib weeraro joogto ah oo halkaasi ay Al-Shabaab ka geysan jireen.

- Advertisement -

Xildhibaanada ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle iyo Maamulka degamda ayaa waxa ay sheegeen ,iyaga oo Warbaahinta la hadlayey in ujeedka kormeerkooda uu ahaa sidii loo ogaan lahaa xaalada amni ee tuuladaas maadaama ay weeraro dhowr mar ka dhaceyn.

Sidoo kale xildhibaanada iyo Madaxda Maamulka degmada Balcad ayaa waxaa ay kormeer ku tegi doonaan tuulooyinka hoostaga degmada Balcad oo ay ka mid tahay tuulada Xawaadley oo uu Wabiga Shabeelle ka fatahay.

Maamulka iyo xildhibaanada ayaa waxa ay sheegeen in ay ka goa’an tahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa  deegaanada ay weli kaga sugan yihiin tuulooyinka hoostaga degmada Balcad,waxana sidoo kale ay sheegeen in ay ammaan tahay wadada xiriirisa Balcad iyo Jowhar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts