HomeCaalamkaUEFA oo ka baaraan degaysa Baaritaanka dhaawicii Laacibka Maxamed Saalax.

UEFA oo ka baaraan degaysa Baaritaanka dhaawicii Laacibka Maxamed Saalax.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xiriirka K/cagta ee Europe (UEFA) ayaa sheegay inay eegayaan suurto-galnimadda Baraitan lagu sameeyo dhaawicii Xiddiga Kooxda Livepool, Maxamed Saalax, ee uu u geystay Kabtanka Kooxda Real Madrid, Sergio Ramos. Laacibka Reer Masar waxa uu ku dhaawacmay Ciyaartii Finalka ee Koobka Horyaalka Europe oo bilowgii isbuucan ka dhacay caasimadda dalak Ukraine ee Kiev. Afhayeenka Xiriirka UEFA […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xiriirka K/cagta ee Europe (UEFA) ayaa sheegay inay eegayaan suurto-galnimadda Baraitan lagu sameeyo dhaawicii Xiddiga Kooxda Livepool, Maxamed Saalax, ee uu u geystay Kabtanka Kooxda Real Madrid, Sergio Ramos.

Laacibka Reer Masar waxa uu ku dhaawacmay Ciyaartii Finalka ee Koobka Horyaalka Europe oo bilowgii isbuucan ka dhacay caasimadda dalak Ukraine ee Kiev.

- Advertisement -

Afhayeenka Xiriirka UEFA oo saakayto la hadlay BBC Sports ayaa sheegay inuusan Xiriirku weli si rasmi ah u soo gaarin Dacwado ka timid qof kasta oo ka tirsan Kooxda Liverpool ama Maxamed Saalax naftiisa.

Halyeeyga Reer Masar waxa uu Ciyaarta isaga baxay 30-daqiiqo kadib, markii uu ka dhaawacmay Garabka.

Kooxda Real Madrid ayaana 3-1 kaga badisay Kooxda Liverpool, iyadoo ay ciyaartoydii Liverpool niyad-jab ka qaadeen Dhaawaca Weerar-yahankooda, Maxamed Salaax.

- Advertisement -

WQ. Ustaad Nuradin

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts