HomeCaalamkaSacuudiga oo In ka badan kun Askari looga dilay Dagaalka Yemen.

Sacuudiga oo In ka badan kun Askari looga dilay Dagaalka Yemen.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Tan iyo markii uu dalak Yemen ka bilowday dagaalka sannadkii 2015-kii, waxaa la sheegay in Sacuudiga looga dilay in ka badan Kun Askari, kuwaasi oo badankooda lagu dilay Hawlgalo ka dhacay Xudduudka Labada Dal. Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay Iiraan taageerto waxay dagaal toos ah iyo duqeyn kula jiraan Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga ee taageera Dowladda Sharciga […]

- Advertisement -

Tan iyo markii uu dalak Yemen ka bilowday dagaalka sannadkii 2015-kii, waxaa la sheegay in Sacuudiga looga dilay in ka badan Kun Askari, kuwaasi oo badankooda lagu dilay Hawlgalo ka dhacay Xudduudka Labada Dal.

Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay Iiraan taageerto waxay dagaal toos ah iyo duqeyn kula jiraan Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga ee taageera Dowladda Sharciga ee dalka Yemen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ciiddanka Isbahaysiga Sacauudiga ayaa la sheegay inay qarka u saaran yihiin inay Maleshiyadda Xuutiyiinta kala wareegaan Dekedda magaalladda Xudeydah ee Galbeedka dalka Yemen.

Afhayeenka Isbahaysiga Sacuudiga, Turki Al-maalik ayaa sheegay inay Ciiddankiisa 20-KM u jiraan Dekedda Xudeydah, isla markaana uu socdo Hawlgal Dagaal.

Ciiddanka Isbahaysiga iyo kuwa Dowladda Yemen waxay haatan ku sugan yihiin Deegaanka AL-DURAYHIMI oo 18-KM u jirta Dekedda Xudeydah.

- Advertisement -

Xigasho: Aljazeera

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories