HomeWararDhageyso:-Wasaaradda Amniga oo Warka soo saartay Rag bustoolado ku hubeysnaa oo Muqdisho...

Dhageyso:-Wasaaradda Amniga oo Warka soo saartay Rag bustoolado ku hubeysnaa oo Muqdisho lagu toogtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Duhurnimadii Arbacada Maanta ah ayaa  ciidamada amniga Soomaaliya waxa ay laba ruux oo bustoolado ku hubeysnaa ay ku toogteen suuqa Bakaaraha ee degmada Howl-wadaag gaar ahaan agagaarka Xarunta Dahabshiil ee suuqaa. Toogashada ayaa dhacday kadib markii labada qof ee la dilay ay isku dayeen inay ka baxsadaan ciidamada amniga oo joojiyey sida uu sheegay Afhayeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duhurnimadii Arbacada Maanta ah ayaa  ciidamada amniga Soomaaliya waxa ay laba ruux oo bustoolado ku hubeysnaa ay ku toogteen suuqa Bakaaraha ee degmada Howl-wadaag gaar ahaan agagaarka Xarunta Dahabshiil ee suuqaa.

Toogashada ayaa dhacday kadib markii labada qof ee la dilay ay isku dayeen inay ka baxsadaan ciidamada amniga oo joojiyey sida uu sheegay Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdulcasiis Cali Ibraahim Xildhibaan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu Sheekh in raggaas ay donayeen in ay dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed balse Ciidamada amnigu ay kahor tageen sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kalena, maalmihii lasoo dhaafay dilal kala duwan ayaa ka dhaceyey magaalada, kuwaasi oo ay sheegteen Al-Shabab iyo Daacish.

Hoos Ka Dhageyso Codka Cabdulcasiis Cali Ibraahim Xildhibaan, oo ah Afhayeenka Wasaaradda amniga Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts