HomeWararLaba Diyaaradood uu leeyahay Imaaraadka oo goordhow ka degay Garoonka Magalada Hargeysa

Laba Diyaaradood uu leeyahay Imaaraadka oo goordhow ka degay Garoonka Magalada Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka nagasoo gaaraya Magalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaaladaas ay ka dageen laba Diayaradood oo ah nooca Helicopterka. Diyaaradahaas ayaa wararka aan helnay waxa ay sheegayaan in ay sidaan raashin gargaar ah oo loogu talo galay dadkii uu saameeyey roobkii duufaanta watay ee ka da’ay deegaano ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka nagasoo gaaraya Magalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaaladaas ay ka dageen laba Diayaradood oo ah nooca Helicopterka.

Diyaaradahaas ayaa wararka aan helnay waxa ay sheegayaan in ay sidaan raashin gargaar ah oo loogu talo galay dadkii uu saameeyey roobkii duufaanta watay ee ka da’ay deegaano ka mid ah Maamulka Soomaaliland.

- Advertisement -

Diyaaradahaan gargaarka sida ayaa waxaa la sheegay in ay ka yimaadeen Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta oo bilihii u dambeysay xiriir fiican la leh maamulka Soomaaliland.

Isla manta ayaa la ilayaa in raashinkaas la gaarsiiyo dadkii uu saameeyey roobkii duufaanta watay,waxana raashinkaas sii qaadi doona Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts