HomeWararFaah faahin:Dil ka dhacay Magalada Muqdisho iyo howlgallo ay wadaan Ciidamada Dowladda

Faah faahin:Dil ka dhacay Magalada Muqdisho iyo howlgallo ay wadaan Ciidamada Dowladda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Suuqaweyn ee Bakaaraha Magalada Muqdisho waxaa la sheegay in ay dilka geysteen kaidbna ay goobta ka baxsadeen. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska Bakaaraha waxana goobjoogayaal ay sheegeen in askari ka tirsanaa Ciidamada Taraafikada halkaasi lagu dilay,xilli Isgoyska uu ahaa mid mashquul badan. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Suuqaweyn ee Bakaaraha Magalada Muqdisho waxaa la sheegay in ay dilka geysteen kaidbna ay goobta ka baxsadeen.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska Bakaaraha waxana goobjoogayaal ay sheegeen in askari ka tirsanaa Ciidamada Taraafikada halkaasi lagu dilay,xilli Isgoyska uu ahaa mid mashquul badan.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta dilka uu ka dhacay,kuwaas oo sameeyey howlgal ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyey dilka Askariga.

Ilaa iyo hadda majirto cid loosoo qabtay dilkaas Askarigaas ka tirsanaa Ciidamada Taraafikada,waxa uuna kusoo aadayaa xilli tan iyo markii ay dhalatay Bisha ramadaan ay dilalka kusoo kordhayeen Magalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts