HomeWararDEG DEG:-Ciidamada Soomaliland oo xiray rag Hargeysa ku sameynayay Baasaboorka Soomaaliya

DEG DEG:-Ciidamada Soomaliland oo xiray rag Hargeysa ku sameynayay Baasaboorka Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka nagasoo gaaraya Magalada Hargeysa ee gobolada Waqooyi ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay Xabsiga dhigeyn rag sameynayey Baasaboorka Soomaaliya. Saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa waxa ay sheegeen in raggaan oo gaaraya ilaa 5 iyaga iyo qalab ay wateen gacanta ku dhigeyn,isla markaana ay ku jiraan Xabsiga Hargeysa. Xogaha ay heleyso Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka nagasoo gaaraya Magalada Hargeysa ee gobolada Waqooyi ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay Xabsiga dhigeyn rag sameynayey Baasaboorka Soomaaliya.

Saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa waxa ay sheegeen in raggaan oo gaaraya ilaa 5 iyaga iyo qalab ay wateen gacanta ku dhigeyn,isla markaana ay ku jiraan Xabsiga Hargeysa.

- Advertisement -

Xogaha ay heleyso Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in raggaan ay tahay markii labaad oo la qabto,waxana horay usii daayey masuuliyiin ka tirsan Maamulkaasi soomaaliland.

Goordhow  kala socda faah faahinta Warkan Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts