HomeWararDhageyso:-Ciidanka Nabadsugida G/Gedo oo soo bandhigay Askari ay sheegeen in 12 Sanno...

Dhageyso:-Ciidanka Nabadsugida G/Gedo oo soo bandhigay Askari ay sheegeen in 12 Sanno ka tirsanaa Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada Nabad Sugida ee ku sugan Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay soo bandhigeen askari ay sheegeen in uu mudo ka tirsanaa Al-Shabaab balse ahatan isku soo dhiibay. Askarigan Shabaabka ee isa soo dhiibay oo lagu Magacaabo C/llaahi Axmed Nuur, ayaa mudo ku siman 12 Sano ka barbar dagaalamayay Shabaab, Wuxuuna isa soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Nabad Sugida ee ku sugan Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay soo bandhigeen askari ay sheegeen in uu mudo ka tirsanaa Al-Shabaab balse ahatan isku soo dhiibay.

Askarigan Shabaabka ee isa soo dhiibay oo lagu Magacaabo C/llaahi Axmed Nuur, ayaa mudo ku siman 12 Sano ka barbar dagaalamayay Shabaab, Wuxuuna isa soo dhiibay isagoo wata Qori AK47 iyo Booshashkiisa.

- Advertisement -

Xiliga la qabanayay askarigan, waxaa eryanayay Dagaalamayaal kale oo Shabaab ka tirsan, waxeyna doonayeen iney gacanta ku soo dhigaan maadaama ay ogaadeen inuu doonaya inuu isu dhiibo Dhanka Maamulka Gedo sida uu sheegay taliyaha Nabadsugida gobolka Gedo.

Cali Xasan Deeq, Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Gedo oo askarigan ku soo bandhigay Dooloow, ayaa fariin udiray askarta kale ee Shabaab iyo saraakiishooda, wuxuuna ka dalbaday iney ka faa’ideystaan Cafiskii uu ufidiyay Madaxweynaha Dalka Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo).

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Gedo Cali Xasan Deeq.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts