HomeWararDhageyso:-Dayacaad amni oo ka jirta degmada Wanla-Weyn

Dhageyso:-Dayacaad amni oo ka jirta degmada Wanla-Weyn

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay gelinkii dambe ka dhacay degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,ayaa waxaa iminka soo baxaya dayacaad amni oo lasoo sheegayo in ay ka jirto degmadaas. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegeen in dayacaadaas ay masuul ka yihiin Saraakiil ka tirsan Ciidanka Millateriga soomaaliya kuwaas oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay gelinkii dambe ka dhacay degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,ayaa waxaa iminka soo baxaya dayacaad amni oo lasoo sheegayo in ay ka jirto degmadaas.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegeen in dayacaadaas ay masuul ka yihiin Saraakiil ka tirsan Ciidanka Millateriga soomaaliya kuwaas oo loo xil saaray amniga degamdaas.

- Advertisement -

Guddoomiye kuxigeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle oo la hadlay Dalsan ayaa waxa uu sheegay in saraakiishii loo dhiibay Ciidamada amniga Wanla-weyn ay ciidamadii degamdaas ku sugnaa,isla markana ay ku bedeleen Maleeshiyaad Beeshooda ah.

Waxa uu ku eedeeyey Saraakiishaas in ay masuul ka yihiin dhibaatada amnidarro eek u soo korortay degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaah Hoose,waxa uuna ka codsaday Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya in ay waxka qabato.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiye kuxigeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts