HomeWararDEG DEG:-Duqeyn ka dhacday Gobolka Shabellaha Hoose

DEG DEG:-Duqeyn ka dhacday Gobolka Shabellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaah Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in deegaano u dhow degamda Bariire ee Gobolkaasi ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed. Diyaarado loo maleynayo in uu leeyahay mareykanka ayaa xalay saqdii dhexe waxay duqeyn ka fuliyeen deegaano hoostaga degamda Bariire,sida ay dalsan u sheegeen dadka deegaanka. Duqeynta ayaa wararka nasoo gaaraya ama […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaah Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in deegaano u dhow degamda Bariire ee Gobolkaasi ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed.

Diyaarado loo maleynayo in uu leeyahay mareykanka ayaa xalay saqdii dhexe waxay duqeyn ka fuliyeen deegaano hoostaga degamda Bariire,sida ay dalsan u sheegeen dadka deegaanka.

- Advertisement -

Duqeynta ayaa wararka nasoo gaaraya ama dadka deegaanka ay inoo sheegeen khasaaro kasoo gaartay dad Shacab ah oo ku sugnaa halka la duqeeyey.

Dadka dhintay ayaa waxaa la soo sheegayaa in uu ku jiro nin Magaciisa lagu sheegayMaxamed Nuur Xaashi  ,iyada oo dadkau ay sheegayaan in dad beeraley ah ay duqeyntaas ku waxyeeloobeen.

Weli masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose kama hadlin duqeyntaas,sidoo kalena dowladda mareykanka kama hadlin maadaama inta badan weerarada dhanka cirka uu inta badan fuliyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts