HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey Al-Shabaab oo Caawa la wareegay deegaanka Baxdo ee G/Galgaduud

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey Al-Shabaab oo Caawa la wareegay deegaanka Baxdo ee G/Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararkii ugu dambeeyey ee haatan naga soo agaraya deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud oo ay Caawa la wareegeen Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegayaan in ay dib uga laabteen. Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in iyada oo aan dhicin wax dagaal ah in ay deegaankaas tageen,isla markaana dadka ku nool deegaankaas ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyey ee haatan naga soo agaraya deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud oo ay Caawa la wareegeen Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegayaan in ay dib uga laabteen.

Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in iyada oo aan dhicin wax dagaal ah in ay deegaankaas tageen,isla markaana dadka ku nool deegaankaas ay la hadleen.

- Advertisement -

Qaar ka mid dadka deegaanka Baxdo ayaa waxa ay inoo sheegeen in saraakiisha Al-Shabaab ay u sheegeen in ay soo booqdeen kaliya,isla markaana uusan jirin wax dhibaato ah.

Wararkii u dambeeyey ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu iminka ay tahay mid degan,Al-shabaabna ay dib uga laabteen halka Maamulkii deegaanka ay iyana deegaano kale aadeen.

 

- Advertisement -

Weli masuuliyiinta Maamulka Galmudug weli kama hadlin la wareegitaanka deegaanka Baxdo ee Al-Shabaab. 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts