HomeWararDEG DEG:-Al-Shabaab oo Caawa la wareegay deegaanka Baxdo

DEG DEG:-Al-Shabaab oo Caawa la wareegay deegaanka Baxdo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka Caawa naga soo gaaraya deegaanka Baxda ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in ay Al-Shabaab Caawa halkaasi la wareegeen. Deegaanka Baxdo ayaa waxaa ku sugnaa Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Galmudug,waxana lasoo sheegayaa in ay Caawa sinaabd ah kula wareegeen Al-Shabaab. Dadka deegaanka oo diiday in Magacooda iyo codkooda loo adeegsado diiday qalabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Caawa naga soo gaaraya deegaanka Baxda ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in ay Al-Shabaab Caawa halkaasi la wareegeen.

Deegaanka Baxdo ayaa waxaa ku sugnaa Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Galmudug,waxana lasoo sheegayaa in ay Caawa sinaabd ah kula wareegeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo diiday in Magacooda iyo codkooda loo adeegsado diiday qalabka Warbaahinta ayaa wax ay xaqiijiyeen in Al-Shabaab ay Caawa deegaankaasi ku sugan yihiin.

Deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa wuxuu qiyaastii 90 kilomitir dhanka beri ka xigaa degmada Cadaado oo Xarun muhiim u ah Dowlad goboledka Galmuudg.

Lama oga waxa xilligaan ku soo beegay qabshada Al-Shabaab ee deegaanka baxcdo,iyada oo masuuliyiinta Maamulka deegaanka Baxdo aysan ka jawaabin taleefoonadeena kadib xriiro aan la sameynay.

- Advertisement -

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts