HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey Al-Shabaab oo Caawa la wareegay deegaanka Baxdo ee G/Galgaduud

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey Al-Shabaab oo Caawa la wareegay deegaanka Baxdo ee G/Galgaduud

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyey ee haatan naga soo agaraya deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud oo ay Caawa la wareegeen Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegayaan in ay dib uga laabteen.

Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in iyada oo aan dhicin wax dagaal ah in ay deegaankaas tageen,isla markaana dadka ku nool deegaankaas ay la hadleen.

- Advertisement -

Qaar ka mid dadka deegaanka Baxdo ayaa waxa ay inoo sheegeen in saraakiisha Al-Shabaab ay u sheegeen in ay soo booqdeen kaliya,isla markaana uusan jirin wax dhibaato ah.

Wararkii u dambeeyey ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu iminka ay tahay mid degan,Al-shabaabna ay dib uga laabteen halka Maamulkii deegaanka ay iyana deegaano kale aadeen.

 

- Advertisement -

Weli masuuliyiinta Maamulka Galmudug weli kama hadlin la wareegitaanka deegaanka Baxdo ee Al-Shabaab. 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories