HomeWararAl-Shabaab oo sheegtay in ay Askar ku dileyn Muqdisho

Al-Shabaab oo sheegtay in ay Askar ku dileyn Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Al-Shabaab ayaa Baraha ay Wararka ku faafiyaan wax ay ku qoreen in Maanta ay qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ku dileyn Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya. Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegeen in rag hubeysan oo iyaga ka tirsan ay Xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid ku dileyn laba Askari oo ka tirsan Ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa Baraha ay Wararka ku faafiyaan wax ay ku qoreen in Maanta ay qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ku dileyn Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegeen in rag hubeysan oo iyaga ka tirsan ay Xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid ku dileyn laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya halka midka kale uu ahaa sarkaal ka tirsan Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya.

- Advertisement -

Marka laga soo tago sheegashada Al-Shabaab ee ah in ay dileyn askar ka tirsan Ciidanka dowladda maamulka degmada Yaaqshiid wax faah faahin ah kama bixin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts