HomeWararQarax dad badan ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay D/Walaweyn

Qarax dad badan ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay D/Walaweyn

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaah Hoose ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dad Shacab ah u badan. Qaraxa ayaa la shegay in uu aha miinada nooca dhulka aaso ah,waxaan goobjoogayal ay sheegen in lagu aasay Goob lagu iibiyo Jaadka(Qaadka) […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaah Hoose ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dad Shacab ah u badan.

Qaraxa ayaa la shegay in uu aha miinada nooca dhulka aaso ah,waxaan goobjoogayal ay sheegen in lagu aasay Goob lagu iibiyo Jaadka(Qaadka) iyo caanaha oo lagu Magacaabo Aargada Muuri ee degmada Walaweyn.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah dad aan la hadalnay ayaa waxa ay sheegeen in qarxaas ay ku geeriyoodeen in ka badan 10 ruux halka ilaa 6 Ruux ay ku dhaawacmeen.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa lala damacsanaa gaari ay wateen ciidamo ka tirsan dowladda balse markii uu gudbay uu qaraxa dhacay.

Dadka geeriyooday ayaa waxaa la soo sheegayaa in badankood ay yihiin dadkii Goobta qaraxa uu ka dhacay ku Ganacsanayay,waxana sidoo kale jirtay in Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay rasaas fureyn taas oo khasaaha sii kordhisay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts