HomeWararDhageyso:-Soomaalida ku nool Jamhuuriyadda Airland oo dhibaato ku qaba helida Baasaboorka Soomaaliga...

Dhageyso:-Soomaalida ku nool Jamhuuriyadda Airland oo dhibaato ku qaba helida Baasaboorka Soomaaliga baaqna u diray dowladda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa cabasho ballaaran ay ka soo yeereysaa Jaaliyadda Soomaaliyed ee ku nool dalka Airland ,taas oo ku aadan helista Baasaboorka soomaliga oo ay dhibaato badan ku qabaan xilliyada ay doonayaan. Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Airland Axmed Xassan Gadaf oo la soo xiriiriray Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa sheegay in dalka Airland ay ku nool […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa cabasho ballaaran ay ka soo yeereysaa Jaaliyadda Soomaaliyed ee ku nool dalka Airland ,taas oo ku aadan helista Baasaboorka soomaliga oo ay dhibaato badan ku qabaan xilliyada ay doonayaan.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Airland Axmed Xassan Gadaf oo la soo xiriiriray Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa sheegay in dalka Airland ay ku nool yihiin dad lagu qiyaasay ilaa Saddex Kun oo ruux oo soomaali ah kuwaas oo siyaabo kala duwan ugu nool halka qaarkood ay Shaqeystaan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in markii hore ay ku adkeyd qaabka nolosha dalka Airland Soomaalida balse Sanadihii ugu dambeeyey ay fahmeen,isla markaana kuwo ay wax bartaan kuwana ay Shaqeystaan.

Sidoo kale Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Airland Axmed Xassan Gadaf  ayaa  sheegay in dalka Jamhuuriyadda Airland Soomaaliya aysan ku laheyn wax Safaarad ah.taasina ay keentay in uu adkaaday in dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Airland in ay helaan Baasaboorka Soomaaliga.

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in markii hore  helida baasaboorka uu kala Shaqeyn jiray taliyihii hore ee Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Janaraal Gaafow laakin la joojiyey sameyntaas Bishii June ee Sanadkii tegay ee 2017,isla markaana taasi ay ka dambeeyaan masuuliiinta Hay’adda Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha ee Muqdisho.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in xiriir ay la sameeyeen Madaxda Sare ee dowladda sida Madaxweynaha,isla markaana taasi shuruud looga dhigay in la helo Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya,

Ugu dambeyn waxa ugu baaqay madaxda dalka in ay sida ugu dhaqsiyaha badan uga qeyb qaataan sidii safaarad looga furi lahaa dalka Airland.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Airland Axmed Xassan Gadaf.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts