HomeWararHoobiyeyaal ku soo dhacay Xaafado ka mid ah Muqdisho

Hoobiyeyaal ku soo dhacay Xaafado ka mid ah Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hoobiyayaashaan ayaa waxa ay ku dhaceyn qeybo ka mid ah degmada Wartanabada e Gobolka Banaadir kuwaas oo la sheegayo in ay geysteen khasaaro dad Shacab ah u badan. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in ilaa Saddex hoobiye ay soo dhaceyn oo mid ka mid ah la sheegayo in uu ku dhex […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoobiyayaashaan ayaa waxa ay ku dhaceyn qeybo ka mid ah degmada Wartanabada e Gobolka Banaadir kuwaas oo la sheegayo in ay geysteen khasaaro dad Shacab ah u badan.

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in ilaa Saddex hoobiye ay soo dhaceyn oo mid ka mid ah la sheegayo in uu ku dhex dhacay Xarunta Xisbiga oo ay degan yihiin Ciidamada xasilinta ee loo diyaariyey in ay amniga Muqdisho xaqiijiyan inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan.

- Advertisement -

Sidoo kale Wariyayaal goobta ay hoobiyasha ku soo dhaceyn gaaray ayaa waxa ay sheegeen in mid ka mid ah hoobiyaasha uu ku dhacay Guri ay dad Shacab ah ay degan yihiin,isla markaana ay ku dhaawacmeen ilaa 5 ruux oo guriga ku sugnaa kuwaas oo loola cararay Xarumaha Caafimaad ee ku yaalla Muqdisho.

Weli macada cidda hoobiyayaashaas oo tuurtay iyo halka lagu waday,balse Xarunta Xisbiga oo wararku ay sheegayaan in mid ka mid ah hoobiyaasha uu ku dhacay in shalay xukuumadda Soomaaliya ay ku soo bandhigtay Ciidamo isku-dhaf ah oo loo diyaariyey amniga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts