HomeWararPuntland oo $50.000 oo Dollar Ugu Deeqday dadka fatahaadu ay saameeysay ee...

Puntland oo $50.000 oo Dollar Ugu Deeqday dadka fatahaadu ay saameeysay ee Beledweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay ka qeyb qaadanayaan gurmadka dadkii ka cararay fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka geystay Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Puntland ayaa gurmadkaas loo sameynayo dadka Baladweyne waxa ay ugu deeqeen lacag dhan $50,000 konton kun oo dollar si loogu qabto baahiyaha xilligaan dadkaasi barakacay heysta. Guddiga gurmadka Puntland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay ka qeyb qaadanayaan gurmadka dadkii ka cararay fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka geystay Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Puntland ayaa gurmadkaas loo sameynayo dadka Baladweyne waxa ay ugu deeqeen lacag dhan $50,000 konton kun oo dollar si loogu qabto baahiyaha xilligaan dadkaasi barakacay heysta.

- Advertisement -

Guddiga gurmadka Puntland u xilsaareen u gurmashada Shacabka Baladweyne ka barakacay waxa ay ku wareejiyeen Duqa degmada Boosaaso ahna wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda  Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan si Madaxda Hir-Shabeelle loogu wareejiyo.

Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa iyana dhankeeda ka qeyb qaadaneysa gurmadkaas,waxaana Maamulka Puntland uu noqday maamulkii labaad ee u gurmada dadka Baladweyne,iyada oo uu ka horreeyey Maamulka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts