HomeWararAkhriso:-Madaxweyne Gaas oo xilka qaadis sameeyey kadib safarkii uu uga yimid Imaaraadka

Akhriso:-Madaxweyne Gaas oo xilka qaadis sameeyey kadib safarkii uu uga yimid Imaaraadka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Markuu Arkay: Dastuurka Puntland. Markuu Arkay: Baarista ka soo baxday guddiga baarista iyo soo bandhigista xogta musuqmaasuq iyo maamul xumo ee lagu magacaabay digreetada Madaxweyne MW/DPS/247/04/04/2018 Markuu Tixgeliyey: Talo soo jeedinta Guddiga Waxaa shaqadii laga eryey Madaxda iyo shaqaalaha hoos ku qoran:- Maxamuud Maxamed Cali (gabax) Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga iyo khayraadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Markuu Arkay: Dastuurka Puntland.

Markuu Arkay: Baarista ka soo baxday guddiga baarista iyo soo bandhigista xogta musuqmaasuq iyo maamul xumo ee lagu magacaabay digreetada Madaxweyne MW/DPS/247/04/04/2018

- Advertisement -

Markuu Tixgeliyey: Talo soo jeedinta Guddiga

Waxaa shaqadii laga eryey Madaxda iyo shaqaalaha hoos ku qoran:-

Maxamuud Maxamed Cali (gabax)

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga iyo khayraadka badda

Cali Xirsi Faarax Maxamuud

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda.

Cabdulqaadir Xaaji Yuusuf Siciid Fay Agaasimaha waaxda maamulka ee Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda.

Maxamed Siciid Cartan (Balcad)

Agaasimaha waaxda Kalluumaysiga ee Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda.

Cabdicasiis Axmed Jaamac

Xiriiriyaha Gobolada ee Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda

Cabdi Salaad Maxamuud (Radoofe)

Fidiye Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda.

Casayr Yuusuf Maxamuud

Fidiye Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynu, wuuna saxeexay madaxweynuhu

Shaqa joojintaan ayaa ku soo aadeysa xilli Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo ka soo laabtay safar uu ku tegay Imaaraadka Carabta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts