HomeWararMid ka mid ah masuuliyiinta ku dhow dhow Madaxweynaha Soomaaliland oo la...

Mid ka mid ah masuuliyiinta ku dhow dhow Madaxweynaha Soomaaliland oo la xiray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Xabsiga la dhigay mid ka mid ah Masuuliyiinta Maamulkaas kana tirsan Xisbiga talada haya ee Kulmiye. Ciidamada Ammaanka Soomaaliland ayaa wax ay xireyn Cabdillaahi Ibraahin Xaaji Xasan oo ah Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliland,sidoo kalena uu xubin firfircoon ka yahay Xisbiga uu ka tirsan yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Xabsiga la dhigay mid ka mid ah Masuuliyiinta Maamulkaas kana tirsan Xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Ciidamada Ammaanka Soomaaliland ayaa wax ay xireyn Cabdillaahi Ibraahin Xaaji Xasan oo ah Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliland,sidoo kalena uu xubin firfircoon ka yahay Xisbiga uu ka tirsan yahay Madaxweyne Muuse Biix Cabdi.

- Advertisement -

Weli lama cadeyn sababta ka dambeysa xariga masuulkaas,iyada oo aysan faah faahin ka bixin laamaha kala duwan ee Amniga Maamulkaas.

Maamulka Soomaaliland ayaa sanadihii ugu dambeeyey waxaa lagu xiray dad farabadan oo lagu eedeynayo in ay ku dhaqaaqeen fal lidi ku ah qaranimada Maamulkaas,balse masuulka Maanta la xiray ayaan weli la shaacin sababta loo xiray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts