HomeWararSawirro:-Mas’uuliyiin ka tirsan Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo gaaray Jabuuti

Sawirro:-Mas’uuliyiin ka tirsan Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo gaaray Jabuuti

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wafdi uu hoggaaminayey Gen Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D, islamarkaana uu qeyb ka yahay Gen Cabdullaahi Xasan Bariise, Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska iyo saraakiil kale, ayaa maanta gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Wafdigaan, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey Masuuliyiin iyo saraakiil ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayey Gen Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D, islamarkaana uu qeyb ka yahay Gen Cabdullaahi Xasan Bariise, Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska iyo saraakiil kale, ayaa maanta gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

Wafdigaan, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey Masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan Dawladda Jabuuti iyo sidoo kale Saraakiil ciidan oo ka socday Dawladda Talyaaniga, kuwaasi oo tababar dalkaan ku siiya Saraakiil Soomaali ah.

- Advertisement -

Gen Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D oo wakiil ka ah Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maalinta Khamiista ah Tababar u soo xiri doono Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muddo tababar Jabuuti ku qaatay, waxaana la filayaa wafigaan inta ay ku sugan yihiin dalkaan inay la kulmaan Saraakiil Ciidan oo ka tirsan Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts