HomeWararDhageyso:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo sheegay in uu ka shaqayn la’yahay Madax ka tirsan...

Dhageyso:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo sheegay in uu ka shaqayn la’yahay Madax ka tirsan Dowladda oo dana gaar ah ka leh Gobalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in mudo Saddex  bilood ah ay la tacaalayaan madax ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ay uga deegi la’yihiin Shacabka. Waxa uu sheegay in rag ay saaxiibo yihiin oo isugu jira Xildhibaano,Wasiiro iyo siyaasiyiin ay Xafiiskiisa yimaadaan,iyaga oo Shacabkii loo Shaqeyn lahaa cariiriya. “Runtii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in mudo Saddex  bilood ah ay la tacaalayaan madax ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ay uga deegi la’yihiin Shacabka.

Waxa uu sheegay in rag ay saaxiibo yihiin oo isugu jira Xildhibaano,Wasiiro iyo siyaasiyiin ay Xafiiskiisa yimaadaan,iyaga oo Shacabkii loo Shaqeyn lahaa cariiriya.

- Advertisement -

“Runtii mudo Saddex bilood ah ayay nagu qaatay si aan xal uga gaarno siyaasiyiin,Xildhibaano iyo Wasiiro Danley ah oo xafiiskeyga soo buux dhaafiyey una Shaqeyn waayey bulshadii aan madaxda u ahaa laakin hadda xal ayaan ka agaray oo waqti ayaan u sameeyey ayuu yri guddoomiye Yariisow.

Hadalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ku soo aadaya xilli ay aad u adag tahay in Shacabka adeegyada uga baahda Xarunta Maamulka gobolka Banaadir in ay galaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts