HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo sheegay in Galmudug ay gurmad deg deg ah gaarsiin...

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo sheegay in Galmudug ay gurmad deg deg ah gaarsiin doono Shacabka Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa iminka socda diyaar garoow ballaaran oo ku aadan sidii loogu gurman lahaa Shacabka Magalada Baladweyne ee uu saameeyey fatahaada Wabiga Shabeelle,isla markaana dadkaasi ay Magalada ka barakaceyn. Maamul goboleedyada qaarkood iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa siweyn waxa ay uga qeyb qaadaan doonaan gurmadka loo sameynayo Shacabkii ka barakacay Baladweyne oo duleedkeeda ku dhibaateysan. Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa iminka socda diyaar garoow ballaaran oo ku aadan sidii loogu gurman lahaa Shacabka Magalada Baladweyne ee uu saameeyey fatahaada Wabiga Shabeelle,isla markaana dadkaasi ay Magalada ka barakaceyn.

Maamul goboleedyada qaarkood iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa siweyn waxa ay uga qeyb qaadaan doonaan gurmadka loo sameynayo Shacabkii ka barakacay Baladweyne oo duleedkeeda ku dhibaateysan.

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in Galmudug ay dhawaan gurmad deg deg ah gaarsiin doonoto Shacabka Magalada Baladweyne ka barakacay.

Waxa uu ugu baaqay dadka degan deegaannada Galmudug in ay doorweyn ka qaataan u gurmashada walaalahooda Reer Hiiraan oo ay musiibadaas ku dhacday.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts