HomeWararDhageyso:-Al-Shabaab iyo dad Xoolo dhaqato ah oo ku dagaalamay Gobolka Jubbada Hoose

Dhageyso:-Al-Shabaab iyo dad Xoolo dhaqato ah oo ku dagaalamay Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dagaalkaan u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dadka xoolo dhaqatada ah ayaa waxa uu ka dhacay duleedka Magalada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose oo ay gacanta ka huyaan Ciidamada Jubbland. Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in dagaalkaas uu ka dambeeyey kadib markii ay Al-Shabaab doonayeen in dadka xoolo dhaqatada ah in ay xoog uga qaataan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalkaan u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dadka xoolo dhaqatada ah ayaa waxa uu ka dhacay duleedka Magalada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose oo ay gacanta ka huyaan Ciidamada Jubbland.

Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in dagaalkaas uu ka dambeeyey kadib markii ay Al-Shabaab doonayeen in dadka xoolo dhaqatada ah in ay xoog uga qaataan xoolahooda balse dadkaasi ay diideen.

- Advertisement -

Madaxa Amniga degmada Dhoobleey Heybe Axmed Cabdullaahi oo la hadlay Dalsan ayaa waxa uu sheegay in dadka xoolo dhaqatada ah oo ku sugan deegaanka Urungoow oo 7km u jira degmada dhoobleey ay ku soo wargeliyeen Ciidamada Jubbaland dhacdadaas.

Waxa uu sheegay in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray ciidamada Jubbaland iyo dadka xoolo dhaqatada ah oo dhinac ah iyo Al-Shabaab,isla markaana ay badbaadiyeen dadkii la doonayay in xoolahooda xoog lagu kaxeysto sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Al-Shabaab ay wadada dhinaceeda Miino ku aaseen taas oo geystay khasaaro aad u yar,isla markaana xaalada deegaanka Urungoow ee gobolka Jubbada Hoose ay tahay mid degan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxa Amniga degmada Dhoobleey Heybe Axmed Cabdullaahi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts