HomeWararDhageyso:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay in Shacabka Baladweyne ay heysato Musiibo ka weyn...

Dhageyso:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay in Shacabka Baladweyne ay heysato Musiibo ka weyn Maamulkooda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maalmahaan ku sugan Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa shir jaraa’id ku dhex qabtay Biyaha kas oo fatahay Wabiga Shabeelle ee Xaafadaha Magalada Baladweyne. Madaxweyne ayaa sheegay in inta badan Xaafadaha Baladweyne uu ku soo fatahay Wabiga,isla markaana Caalamka ay indhahooda ku arkayaan biyaha faraha badan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maalmahaan ku sugan Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa shir jaraa’id ku dhex qabtay Biyaha kas oo fatahay Wabiga Shabeelle ee Xaafadaha Magalada Baladweyne.

Madaxweyne ayaa sheegay in inta badan Xaafadaha Baladweyne uu ku soo fatahay Wabiga,isla markaana Caalamka ay indhahooda ku arkayaan biyaha faraha badan oo uu dhigay Xaafadaha Magalada Baladweyne,

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in fatahaada Wabiga ee Magalada Baladweyne ay ka barakaceyn in ka badan (Boqol Kun oo ruux) oo isugu jira Waayeel iyo Caruur,isla markaana dhibaato weyn ay ka jirto Baladweyne.

Waxa uu ka dalbaday Caalamka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya in ay dadkaasi u soo gurmadaan,isaga oo shegay in musiibada halkaasi ka jirta ay tahay mid ka awoow weyn Maamulka Hir-Shabeelle.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Madaxweynaha Hir-Shabelle.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts