HomeWararDhageyso:-Maamulka K/Galbeed oo sheegay in ay burburiyeen Saldhigyo Al-Shabaab qaraxyada ka soo...

Dhageyso:-Maamulka K/Galbeed oo sheegay in ay burburiyeen Saldhigyo Al-Shabaab qaraxyada ka soo abaabuli jireyn

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in kadib dagaal ay la galeyn Al-Shabaab ay u suurtagashay in ay burburiyaan goobo ay ka soo abaabuli jireyn weerarada iyo qaraxyada. Afhayenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Gacma oo wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dagaalo ka dhacay qeybo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in kadib dagaal ay la galeyn Al-Shabaab ay u suurtagashay in ay burburiyaan goobo ay ka soo abaabuli jireyn weerarada iyo qaraxyada.

Afhayenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Gacma oo wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dagaalo ka dhacay qeybo ka mid ah tuulooyin ka tirsan Al-Shabaab.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in ciidamada Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya ay howlgalkii dhacay ku burburiyeen goobo ay dadka Shacabk ah ku dhiabateyn jireyn,oo ku yaallay tuulooyin hoostaga degmooyinka Tiyeeglow iyo Xuudr ee Gobolka Baay sida uu hadalka u dhigay.

Isaga oo sii hadlayay ayuu gu dambeyn sheegay in deegaanadii ay howlgalka ka sameeyeen ay Al-Shabaab isaga firxadeen,isla markaana halkaasi ay uga hartay dhibaatadii ay dadka Shacabka ah ku haayeen.

Sikastaba hadalkaan ka soo baxay Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya ee ah in ay bur buryeen Saldhigyo Al-Shabaab qaraxyada iyo falalka amnidarro ka soo abaabuli jireyn in ay bur buriyeen weli wax jawaab ah kama soo bixin dhankooda Al-Shabaab.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenaka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts