HomeWararAkhriso Magacyada Musharixiinta Xilka guddomiyaha Golaha Shacabka ee Maanta khudbadaha jeedin doonaan

Akhriso Magacyada Musharixiinta Xilka guddomiyaha Golaha Shacabka ee Maanta khudbadaha jeedin doonaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo dhageysiga khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya xilkaas oo uu baneeyey Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Ilaa 11 musharax ayaa u taagan qabashada xilkaas,waxana shalay oo Arbaco aheyd khudbadahooda laga dhageystay ilaa 6 Musharax halka Shanta hartay Maanta oo Khamiis […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo dhageysiga khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya xilkaas oo uu baneeyey Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Ilaa 11 musharax ayaa u taagan qabashada xilkaas,waxana shalay oo Arbaco aheyd khudbadahooda laga dhageystay ilaa 6 Musharax halka Shanta hartay Maanta oo Khamiis ah la dhageysan doono.

- Advertisement -

Musharixiinta Maanta la filayo in ay khudbadahooda jeediyaan ayaa waxa ay kala yihiin.

1- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye

2- Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal

- Advertisement -

3- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

4- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye

5-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur

Dhammaan musharixiintaan ayaa waxa ay Maanta soo bandhigi doonaan taariikhdooda iyo waliba waxyaabaha uu qaban doono qofkii guuleysta,waxana la filayaa in 30 Bishaan oo ku began Isniinta soo socota ay dhacdo doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts