HomeWararDhageyso:-Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug oo bilaabay la-xisaabtanka Golaha Wasiirada+Sawirro

Dhageyso:-Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug oo bilaabay la-xisaabtanka Golaha Wasiirada+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shirkaan oo looga hadli doono qorshaha horumarinta Galmudug oo maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qeyb galaya aqoonyahno iyo madax katirsan Galmudug oo uu kamid yahay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir, waxaana sida qorshuhu yahay uu socon doonaa muddo afar maalin ah. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dawlad Goboleedka Galmudug C/xakiin Cali Guure ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkaan oo looga hadli doono qorshaha horumarinta Galmudug oo maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qeyb galaya aqoonyahno iyo madax katirsan Galmudug oo uu kamid yahay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir, waxaana sida qorshuhu yahay uu socon doonaa muddo afar maalin ah.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dawlad Goboleedka Galmudug C/xakiin Cali Guure ayaa ugu horyn ka hadlay furitaanka shirka waxaana uu sheegay  in shirkaan oo la iugu yimaado ay ka dhigantahay in Galmudug ay diyaar u tahay sidii ay ugu tashan laheyd wax soo saarkeeda xiligaan.

- Advertisement -

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa kula dar daarmay ka qaybgalayaasha inay mideeyaan maskaxdooda ayna soo saaraan habkii Wasaaraduhu ku howlgali lahaayeen si horumar loo gaaro.

Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa Hay’adaha kala duwan ee maamulkaGalmudug waxa ay ku dadaalayeen qabashada shirar iyo kulamo looga hadlayo Horumarinta Deegaanada Galmudug.

Warkaan oo faah faahsan,waxaa dhuusamareeb kas oo dirtay Wariyaheena Maryan Cali Mire.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts