HomeWararSaraakiishii tababarayaasha Imaaraadka ee ku sugnaa Puntland oo Boosaaso ka dhoofay

Saraakiishii tababarayaasha Imaaraadka ee ku sugnaa Puntland oo Boosaaso ka dhoofay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararkii u dambeeyey ee naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee ku aadan diyaaradii ay saaranayeen Saraakiil ka socotay dowladda Imaaraadka Carabta ee maanta la xayiray ayaa sheegaya in Saraakiishaas dib loo fasaxay. Saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland eek u sugan Garoonka Boosaaso,isla markaana Maanta diyaaraadaas  xanibay ayaa waxa ay sheegeen in wadahadal kadib diyaaradii iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararkii u dambeeyey ee naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee ku aadan diyaaradii ay saaranayeen Saraakiil ka socotay dowladda Imaaraadka Carabta ee maanta la xayiray ayaa sheegaya in Saraakiishaas dib loo fasaxay.

Saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland eek u sugan Garoonka Boosaaso,isla markaana Maanta diyaaraadaas  xanibay ayaa waxa ay sheegeen in wadahadal kadib diyaaradii iyo saraakiishii la socotay la fasaxay.

- Advertisement -

Xayiraada diyaaradaas ayaa sabab u aheyd kadib shaki ka yimid in ay wateen Saraakiisha Boorsooyin aan la ogeyn wxii ku jiray,waxana xusid mudan in 8-dii Bishaan Garoonka Muqdisho lagu qabtay Diyaarad ka timid Imaaraadka oo siday lacag dhan 9.6 Milyan oo dollar.

Weli lama oga sababta ka dambeysay Madaxdii Tababarayaasha Imaaraadjka eek u sugnaa deegaannada Puntland in ay Maanta halkaasi isaga baxaan.

Maalma kahor dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Imaaradka ay tababareen eek u sugan dalka ay la wareegeyso dowladda Soomaaliya,isla markaana ay bixin doonoto mushaaraadkooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts