HomeWararWasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo la kulmay orodyahan Maxamed Ordaaye

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo la kulmay orodyahan Maxamed Ordaaye

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo qaabilay Maxamed Ordaaye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aaden, oo uu la socday Agaasimaha Guud Mohamed Abdirahman Hassan, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Maxamed Axmed Aw Cali, oo loo yaqaan Ordaaye.

- Advertisement -

Maxamed ayaa caan ku noqday muuqaallo orod ah oo uu ku baahiyo baraha bulshada, kuwaas oo si degdeg ah u faafay, isla markaana soo jiitay indhaha warbaahinta caalamka. Waxaa xitaa la sheegay in ay la soo xiriireen shirkado iyo kooxo ciyaareed oo magac leh.

Wasiirka ayaa ku ammaanay dadaalka iyo adkeysiga uu muujiyay, isagoo xusay in Ordaaye uu tusaale u yahay dhalinyarada, gaar ahaan dadka qaba baahiyaha gaarka ah. Wuxuu sidoo kale u sheegay in dowladda iyo wasaaraddu ay garab taagan yihiin.

Dhankiisa, Ordaaye ayaa muujiyay farxad uu ku tilmaamay mid weyn, isagoo sheegay inuu si sharaf leh u matali doono dalkiisa meel kasta oo uu tago, islamarkaana uu rajeynayo in la sii xoojiyo taageerada dhalinyarada leh hibada.

- Advertisement -

Latest stories