HomeWararCiidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Date:

Related stories

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Ciidamada Qaranka ayaa sheegay

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab, sida lagu sheegay war rasmi ah.

Ciidamada Qaranka ayaa sheegay in ay ka go’an tahay ciribtirka kooxaha argagixisada ah ee khatarta ku ah amniga shacabka iyo isu-socodka waddooyinka, si muwaadiniinta Soomaaliyeed u helaan nabad iyo amni la isku halleyn karo.

- Advertisement -

Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa mar kale adkeeyay in howlgallada ka dhanka ah argagixisada ay sii socon doonaan ilaa laga xaqiijiyo amni, xasillooni, iyo nabad waarta guud ahaan dalka.

Latest stories