HomeWararSAWIRRO: Codeynta Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir oo weli socota

SAWIRRO: Codeynta Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir oo weli socota

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Codeynta doorashada Golaha Deegaanka

- Advertisement -
- Advertisement -

Codeynta doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir ayaa saaka 6:00 subaxnimo ka bilaabatay goobaha codbixinta ee degmooyinka gobolka.

Ilaa 20 urur siyaasadeed ayaa ka qeyb galaya tartanka doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka Gobolka Banaadir, halka shacabka Muqdisho ay u dareereen goobaha codbixinta si ay u gutaan waajibaadkooda dimuqraadiyeed.

- Advertisement -

Sidoo kale, xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ka mid noqday dadka codkooda dhiibanaya, kuwaas oo muuqaaladooda laga arkay baraha bulshada, iyagoo ku baaqay in muwaadiniintu si nabadgalyo ah u codeeyaan.

Doorashadan ayaa ah mid taariikhi ah, iyadoo ay tahay doorashadii ugu horeysay ee tooska ah ee Golaha Deegaanka Muqdisho laga qabto muddo ka badan 50 sano.

SAWIRRO: Codeynta Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir oo weli socota

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts