HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Garsoore Cumar Cartan kadib guushii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Garsoore Cumar Cartan kadib guushii Afrika

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan, kaasoo ku guuleystay abaalmarinta Garsooraha Ugu Wanaagsan Afrika 2025, oo uu guddoonsiiyay Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF).

Madaxweynaha ayaa hambalyo diirran u diray Garsoore Cumar Cartan, isagoo ku amaanay sumcadda, xirfadda iyo dedaalka uu ku muujiyay garoomada kubadda cagta, taas oo suurto gelisay in uu Soomaaliya u soo hoyo guul taariikhi ah oo heer qaaradeed ah.

- Advertisement -

Xasan Sheekh ayaa xusay in guusha Cumar Cartan ay tahay muraayad ka tarjumeysa kartida dhalinyarada Soomaaliyeed, isla markaana uu rajeynayo inuu sii gaaro heerar ka sarreeya oo caalami ah, si uu magaca Soomaaliya ugu sii iftiimiyo garoomada caalamka.

Latest stories