HomeWararXildhibaanada waqtigooda dhammaaday oo Ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021

Xildhibaanada waqtigooda dhammaaday oo Ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa Maanta oo tallaado ah waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulankaas Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa Ansixinta Miisaaniyadda dowladda Federaalka ee sanadka Cusub ee 2021, kadib markii Akhrinta Koowaad iyo labaad ay marsiiyeen Golaha Shacabka. Dood dheer kadib Xildhibaanada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa Maanta oo tallaado ah waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulankaas Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa Ansixinta Miisaaniyadda dowladda Federaalka ee sanadka Cusub ee 2021, kadib markii Akhrinta Koowaad iyo labaad ay marsiiyeen Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Dood dheer kadib Xildhibaanada xil-sii gaarsiinta ah ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay Miisaaniyadda sandka soo socda ee 2021, waxaana ogolaaday 145 Xildhibaan, isla markaana ma jirin wax diiday ama ka aamusay.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Xildhibaanada xil-siigaarsiinta  uga mahadceliyay ansixinta Miisaaniyadda dowladda, isagoo kahor Akhriyay Golaha Warbixin la xiriirta Miisaaniyadda.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa 27-kii bishaan December 2020 waxaa ka dhammaaday muddo xileedkooda, welina ma jiro weli wax doorasho ah oo dalka ka dhacday, xili uu muran xoogan ka taagan yahay doorashada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts