HomeWararRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo magacaabay Xoghaye Cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo magacaabay Xoghaye Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xoghaye Cusub Maanta u magacaabay Xafiiskiisa, isagoo xilka ka qaadis ku sameeyay Xoghayihii hore ee Joogtada ahaa. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa xilka Xoghayaha Xafiiskiisa u magacaabay inuu nqodo Maxamed Ibraahim Nuur, isla markaana waxaa uu bedelayaa Cabdirisaaq Caato. Xoghayaha Joogtada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xoghaye Cusub Maanta u magacaabay Xafiiskiisa, isagoo xilka ka qaadis ku sameeyay Xoghayihii hore ee Joogtada ahaa.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa xilka Xoghayaha Xafiiskiisa u magacaabay inuu nqodo Maxamed Ibraahim Nuur, isla markaana waxaa uu bedelayaa Cabdirisaaq Caato.

- Advertisement -

Xoghayaha Joogtada Cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Ibraahim ayaa La-aliye u ahaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliyeed Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts