HomeCaalamkaAbiy Ahmed oo ammaan u jeediyay Madaxweynaha  Eritrea

Abiy Ahmed oo ammaan u jeediyay Madaxweynaha  Eritrea

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo mar ahaa qof aan laga jecleyn Itoobiya ayaa xulafo dhow la noqday Ra`iisul Wasaaraha Itoobiya ee qaatay Biladda Nabadda ee Nobel Peace Prize, Abiy Axmed, isagoo ciidamadiisa u fidiyay taageeradii ay u baahnaayeen si ay ula dagaallamayaan kooxda (TPLF) ee gobolka Tigray, arrintan oo calaamad u noqotay isbeddelka siyaasadeed. Khudbad […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo mar ahaa qof aan laga jecleyn Itoobiya ayaa xulafo dhow la noqday Ra`iisul Wasaaraha Itoobiya ee qaatay Biladda Nabadda ee Nobel Peace Prize, Abiy Axmed, isagoo ciidamadiisa u fidiyay taageeradii ay u baahnaayeen si ay ula dagaallamayaan kooxda (TPLF) ee gobolka Tigray, arrintan oo calaamad u noqotay isbeddelka siyaasadeed.

Khudbad uu goor dhow u jeediyay baarlamaanka Itoobiya, ayuu Abiy sheegay in Eritrea, oo ah dal milatari oo uu hal xisbi xukumo, ayaa quudinayay, oo siinayay dharka isla markaana hubeynayay ciidamada Itoobiya markii ugu horreysay ee ay soo weerareen TPLF ayna la wareegeen saldhigyadooda ku yaalla Tigray, oo ah gobol Itoobiya ku yaalla oo xad la leh Eritrea.

- Advertisement -

Mr Abiy ayaa sheegay in arrintaas ay suurto gal ka dhigtay inay laabtaan oo ay la dagaallamaan TPLF, oo ahaa dhaqdhaqaaq heystay 250,000 oo ciidamo ah, ilaa laga qaaday talada gobolka 28-kii November.

“Dadka Eritrea waxay inoo muujiyeen… inay yihiin qaraabo maalin adag na garab istaagtay,” ayuu intaas ku daray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories